Letzte Suchanfragen

Ergebnisse für *

Zeige Ergebnisse 1 bis 4 von 4.

  1. Dheefta suugaanta
    Erschienen: 2020
    Verlag:  Hiil Press, Qaahira

    "Buuggan wuxuu ina barayaa wax badan oo ka mid ah sooyaalka suugaanta Soomaalida, suugaanta iyo habdhaqanka bulshada Soomaliyeed, suugaanta iyo xidhiidhka ka dhexeeya qaybo badan oo ka mid ah nolosha Soomaalida ee joogtada ah: guurka, baraarinta... mehr

    Universitätsbibliothek J. C. Senckenberg, Zentralbibliothek (ZB)
    91.457.80
    uneingeschränkte Fernleihe, Kopie und Ausleihe

     

    "Buuggan wuxuu ina barayaa wax badan oo ka mid ah sooyaalka suugaanta Soomaalida, suugaanta iyo habdhaqanka bulshada Soomaliyeed, suugaanta iyo xidhiidhka ka dhexeeya qaybo badan oo ka mid ah nolosha Soomaalida ee joogtada ah: guurka, baraarinta carruurta, xallinta khilaafaadka iwm. Waa buug akhris mudan oo qof kasta oo suugaanta Soomaalida xiiseeyaa uu aqoon iyo ogaal baaxad leh ka korodhsan doono" -- Back cover A book about the history of Somali literature

     

    Export in Literaturverwaltung   RIS-Format
      BibTeX-Format
    Hinweise zum Inhalt
    Quelle: Verbundkataloge
    Sprache: Somali
    Medientyp: Buch (Monographie)
    Format: Druck
    ISBN: 9781637327807; 1637327803
    Auflage/Ausgabe: Daabacaada 1aad
    Schlagworte: Somali; Literaturgeschichtsschreibung; Somali literature; Somali literature
    Umfang: 247 Seiten, Illustrationen, 23 cm
    Bemerkung(en):

    Literaturverzeichnis Seite 247

  2. Ismaaciil Mire
    gabyaagii halgamaaga ahaa (1862-1952)
    Autor*in: Axmed F. Cali
    Erschienen: 2020; © 2020
    Verlag:  Looh Press, Leicester, England

    Ismail Mire (1878-1952?) was a famous Somali poet and Dervish, a dervish soldier and a bard "Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda... mehr

    Universitätsbibliothek J. C. Senckenberg, Zentralbibliothek (ZB)
    91.455.99
    uneingeschränkte Fernleihe, Kopie und Ausleihe

     

    Ismail Mire (1878-1952?) was a famous Somali poet and Dervish, a dervish soldier and a bard "Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda Daraawiisheed, in yarba ha ahaatee, qofkii wax ka yaqaani Ismaaciil Mire wuu garanayaa, kamana dahsoona kaalintii weyneyd ee uu kaga jirey dagaalkii dheeraa ee dhex-maray Daraawiish oo dhinac ah iyo Ingiriis iyo gaashaan-buurtiisii intii u dhexaysey 1899-1920kii. Tan oo ah daabacaaddii labaad, waxaa baalasha buuggaan ku uruursan boqol-iyo-dheeraad maanso oo qaar dheerdheer yihiin, qaar kalena gaaggaaban yihiin oo ay u badan tahay in la kala illoobey oo, iyaga oo dhan, aysan waayaha iyo weriyeyaashu nagu soo simin. Maansooyinka Ismaaciil waxay ku tirsan yihiin saddexdii hab ee raggii hore ay curinta maansada u adeegsan jireen; kuwaas oo kala ah gabayga, geeraarka iyo jiiftada (masafada). In kastoo aan la sheegi karin gabayada mid walba sannadkii ama goortii la tiriyey, haddana waxaan u kala hor-mariyey dhacdooyinka uu gabyaagu midba ku soo qaaday siday u kala horreeyeen, aniga oo taariikhda dunida iyo midda degaankaba miciinsanaaya."--Page 4 of cover

     

    Export in Literaturverwaltung   RIS-Format
      BibTeX-Format
    Hinweise zum Inhalt
    Quelle: Verbundkataloge
    Sprache: Somali
    Medientyp: Buch (Monographie)
    Format: Druck
    ISBN: 9781912411245; 1912411245
    Auflage/Ausgabe: Daabacaaddii 2 aad.
    Schriftenreihe: Taxanaha dhigaalka idaajaa ; 02
    Schlagworte: Poets, Somali; Maxamad Cabdulle Xasan's Rebellion, Somalia, 1900-1920; Somali poetry; Poètes somalis; Poésie somalie; Poets, Somali; Somali poetry
    Weitere Schlagworte: Ismaaciil Mire (1862-1952); Ismaaciil Mire (1862-1952)
    Umfang: viii, 176 pages, illustrations, portraits, 22 cm
    Bemerkung(en):

    First edition published in Mogadishu, Somalia, in 1974.

  3. Nadaafadda iyo asxaabta
    = tidy up & friends
    Erschienen: [2020?]
    Verlag:  Ilmo aqoon waxbarasho, [London, England] ; Hiil Press, [Hargeisa, Somalia]

    Universitätsbibliothek J. C. Senckenberg, Zentralbibliothek (ZB)
    Sq 5/3087
    uneingeschränkte Fernleihe, Kopie und Ausleihe
    Export in Literaturverwaltung   RIS-Format
      BibTeX-Format
    Quelle: Verbundkataloge
    Sprache: Somali; Englisch
    Medientyp: Buch (Monographie)
    Format: Druck
    ISBN: 9781671511798; 1671511794
    Schriftenreihe: Caafimaadka bulshada ; 2
    Schlagworte: Kinderliteratur; Somalier; Kind; Freundschaft; Eltern; Islam; Somali; Englisch; Orderliness; Parent and child; Friendship in children; Somalis; Children; Ordre; Parents et enfants; Amitié chez l'enfant; Parent and child; Friendship in children; Children; Friendship; Muslims; Orderliness; Somalis
    Umfang: 29 pages, illustrations (some color), 23 x 22 cm
  4. Dalmar
    wiilkii duceysanaa
    Erschienen: 2020
    Verlag:  Madbacadda Hiil Press, Qaahira [Cairo]

    A novel mehr

    Universitätsbibliothek J. C. Senckenberg, Zentralbibliothek (ZB)
    91.372.79
    uneingeschränkte Fernleihe, Kopie und Ausleihe

     

    A novel

     

    Export in Literaturverwaltung   RIS-Format
      BibTeX-Format
    Quelle: Fachkatalog AVL
    Sprache: Somali
    Medientyp: Buch (Monographie)
    Format: Druck
    ISBN: 9781637327890; 9781636843902
    Auflage/Ausgabe: Daabacaadda kowaad
    Schlagworte: Somali; Roman
    Umfang: 241 pages, 23 cm